Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mucaaradka Kenya oo hakiyay dibadbaxyadii ay kaga soo horjeedeen Dowlada
    Somalia

    Mucaaradka Kenya oo hakiyay dibadbaxyadii ay kaga soo horjeedeen Dowlada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Isbahaysiga mucaaradka Kenya oo toddbaadyadii lasoo dhaafay dibadbaxyo looga soo horjeeday dowlada madaxweyne Ruto waday,ayaa shaaciyay inay hakiyeen dibadbaxyadii.

    Maanta,ayaa lagu waday inay ka dhigaan qeybo kamid ah dalka Kenya dibadbaxyo waa weyn Mucaaradka.

    Madaxweyne Ruto,ayaa hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ugu baaqay inuu joojiyo dibadbaxyada.

    Sidoo kale,waxaa ka qeyb qaatay dadaallada lagu hakinayo dibadbaxyada Mucaaradka beesha caalamka oo uu Maraykanka kamid yahay.

    Xukuumada iyo mucaaradka Kenya,ayaa loogu baaqay in ay khilaafka wadahadal ku dhameeyaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.