Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Mudug: Xaalad Biyo la,aaneed oo ka taagan Degaanka Jeexdin (Daawo)
    Puntland

    Mudug: Xaalad Biyo la,aaneed oo ka taagan Degaanka Jeexdin (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    JEEXDIN (IDIL NEWS)-Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo kan Gobolka Mudug ee Dowladda Puntland, ayaa Booqday deeganka jeexdin oo ay ka taagan tahay Xaalad Biyo la,aaneed, kaddib markii uu jabay Ceelkii Degaankaas.

     Duqa Degmada Gaalkacyo Yaasiin Cabdisamad ayaa sheegay in Xaalad adag oo biyo la,aaneed ay ka jirto Degaanka Jeexdin, maadama uu jabay Ceelkii Degaanka oo ay ku tiirsanaayeen Boqolaal Qoys oo degan Degaanka iyo Dadka Reer Miyiga ah.

    Duqa Gaalkacyo ayaa tilmaamay in loo baahan yahay in si deg deg ah looga jawaabo Xaalada Degaanka Jeexdin, Isagoona ugu baaqay Dowladda Puntland, Shacabka iyo Hay’adaha Caalamiga ah in laga qeyb qaato dib u kicinta Ceelka Degaanka Jeexdin oo ah mid ay ku tiirsan yihiin Boqalaal Qoys oo isugu jira Dadka degaanka iyo Reer Miyi.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/sammenewsmedia/videos/410758713083682/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.