Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Muqdisho: Khasaare ka dhashay Qarax loo adeegsaday Gaari (Daawo)
    Puntland

    Muqdisho: Khasaare ka dhashay Qarax loo adeegsaday Gaari (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Qarax xooggan oo la adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa, ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska Dabka ee Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

    Qaraxan oo ah mid jugtiisa laga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Muqdisho, ayaa si gaar ah uga dhacay afaafka hore ee goob maqaayad ah oo ku dhow Saldhiga Booliska Degmada Waaberi. Waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo Dhaawac.

    Wararka ayaa Sheegaya in Qaraxan ay ku dhinteen illaa 5 Ruux, halka 13 ruux ay ku dhaawacmeen, waxaana goobta gaaray Gawaarida gurmadka deg dega ah Aamin Ambulance.

    Qaraxan ayaa noqonaya kii labaad oo maanta ka dhaca Muqdisho, saaka ayaa gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa oo uu lahaa Taliyaha Nabadsugida Galmudug waxaa uu ku qarxay agagaarka Hotelka Mubaarak ee Wadada Maka Al-Mukarama.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.