Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muqdisho: Sarkaal sare oo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo la dilay
    Somalia

    Muqdisho: Sarkaal sare oo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo la dilay

    𝕯𝖗. π—πˆπƒπƒπˆπ†By 𝕯𝖗. π—πˆπƒπƒπˆπ†May 3, 2024Updated:May 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muqdisho: May 3, 2024 Sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidanka Booliska Soomaaliyeed, laguna magacaabo Aadan Cumar Axmed ‘Aadan Biit’ ayaa lagu soo warramayaa in koox hubaysan oo aan haybtooda la aqoon ay goordhaweyd toogteen, sida ay ku warramayso warbaahinta caasimadda.

    Aadan Biit ayaa laguΒ  dilay meel aan ka fogayn xarunta Iskool buluusiya ee magaalada Muqdisho.


    Kooxda dishay sarkaalka ayaa ka baxsaday goobta, laamaha amaanka ee Banaadir ayaan wali ka hadlin dhacdadaan naxdinta leh.

    Maalmihii u dambeeyay amaanka magaalada muqdisho ayaa gacanta kasii baxaya kadib markii Duqii magaalada muqdisho uu ku mashquulay iskusoo baxyo iyo kacaan walayn lagu taageerayo dastuurka cusub ee lagu muransan yahay ee uu Xasan Shiikh Maxamuud qortay.

    Al-Shabab Mogadishu Somalia
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Tirada Dadka ku dhintay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil

    March 11, 2026

    Xog:-Khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaalka Iran?

    March 10, 2026

    Stammer iyo Trump oo kawada hadlay dagaalka Iran

    March 9, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Tirada Dadka ku dhintay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil

    Xog:-Khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaalka Iran?

    Stammer iyo Trump oo kawada hadlay dagaalka Iran

    Gujis Maraykanku leeyahay oo burburiyay Markab Ciidamada Badda Iran leeyihiin

    Dagaalka Iran saamayn maku yeeshay dhaqdhaqaaqa Dekeda Bosaso?

    Xog:-Weerarada Wadaada Iran Ee Imaaraadka Carabta

    UAE air defences intercept 16 ballistic missiles, 113 UAVs

    Trump Oo UK ku dhuftay Dharbaaxo ku ah Waji gabax

    Faallo:-Wadaada xagjiriinta ah oo caqabad ku ah bulshada Iran

    Guulaha ay ka gaareen Maraykanka iyo Israa’iil dagaalka Iran Todobaad kadib?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.