Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Muqdisho: Wararkii ugu dambeeyay ee Weerarkii Wasaaradda Shaqada oo weli socda
    Puntland

    Muqdisho: Wararkii ugu dambeeyay ee Weerarkii Wasaaradda Shaqada oo weli socda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Weear Qaraxyo iyo toos ah oo Goor-dhaweyd lagu qaaday xarunta Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda dowladda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho, ayaa weli socda, Iyadoona Dhawaqa rasaasta laga maqlayo Gudaha Xarunta.

    Labadda Qarax oo kala dambeeyay Daqiiqo yar ayaa Midka Koowaad lagu dhuftay Iridda laga galo Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bushadda, waxaana  ka socotay Shaqadda Maalin laha ah ee loogu adeego Bulshadda Soomaaliyeed.

    Qaraxa Koowaad markii dhacay Dabley hubeysan ayaa weerar toos ah ku qaaday Wasaaradda.

    Qaraxa Labaad ayaa la sheegay in uu ahaa gaari  ay kasoo degteen Dableyda Hubeysan oo Qaraxyadda ka dib Gudaha u galay xarunta Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaallaha.

    Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgal culus ka wadda Gudaha Wasaaradda, waxaana muuqata Qaar ka mid ah Shaqaallaha Wasaaradda oo laga soo badbaadinaayo goobta, waxaana daaqaha la saaray Jaran jarooyin.

    Gurmad ayaa wali socda si rasmi ah looma xaqiijin karo Khasaaraha ka dhashay Qaraxyadda iyo Weerarka ka socda xarunta Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaallaha.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/KulmiyeOffical/videos/2199191233730485/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.