Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Muqdisho: Wasiirka Amniga Jubbaland oo Maxkamad lasoo taagay
    Somalia

    Video:-Muqdisho: Wasiirka Amniga Jubbaland oo Maxkamad lasoo taagay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 6, 2019Updated:October 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Amniga Dowlad Gobaleedka Jubbaland  Cabdirashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan ), ayaa maanta la hor-geeyay Maxkamadda Maamulka Gobalka Banaadir.

    Wasiir C/rashiid Janan ayaa waxaa Maxkamadda maanta lala keenay Buulle Aadan Maxamed oo ahaa taliyihii Ciidamo ka howl geli jiray Doolow iyo Beled Xaawo, waxaana lagu soo oogay mas’uuliyiintan eedeymo la xiriira xadgudub dhanka bani’aadannimada oo ka dhacay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, sida ay inoo xaqiijiyeen Goobjoogayaal.

    Wasiirka Amniga Jubbaland Mr. Janan ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka qabsatay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho 31-kii Bishii Agoosto ee sanadkan 2019, xilli uu safar shaqo ugu sii jeeday Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.

    Xariga ay Dowladda Federaalka u geystay Wasiirkii C/rashiid Janan, ayaa waxaa horay uga dhashay banaanbaxyo ay dhigayeen Shacab kasoo horjeeda xarigiisa,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/407057383335863/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.