Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Musharixiinta Guddoonka Baarlamaan Galmudug oo maanta khudbahooda jeedinaya
    Somalia

    Musharixiinta Guddoonka Baarlamaan Galmudug oo maanta khudbahooda jeedinaya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 16, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa maanta dhageysanaya khudbadaha musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug, kuwaas oo gaaraya 7 Musharax oo shalay is diiwaan-galiyay.

    Musharixiinta oo taariikh nolaleedkooda la wadaagaya Xildhibaanada cusub ee Galmudug, ayaa 3 kamid ah u sharaxan yihiin qabashada xilka Guddoomiyaha, halka 2 ay u taagan yihiin Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad, waxaana Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad u sharaxan 2 Xildhibaan.

    Musharixiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa kala ah;

    Xildhibaan Maxamed Nuur Gacal

    Xildhibaan Abdinaasir Aadan Cusmaan 

    Xildhibaan Cabdullaahi Axmed Calasow

    Doorashada Guddoonka Baarlamaan Galmudug ayaa sida qorshuhu yahay dhacaysa maalinimada berrito ah, waxaana aad loo adkeeyay amniga Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Maamulkaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.