Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Musharrixiintii Somalida oo guul-darro kala kulmay doorashada Finland
    Somalia

    Musharrixiintii Somalida oo guul-darro kala kulmay doorashada Finland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 3, 2023Updated:April 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sanna Marin oo ahayd Raysal wasaaraha dalka Finland ayaa ku guul darraystay in ay sii xejisto xilkii ay muddada haysay ka dib markii xisbigeeda lagaga adkaaday doorashadii Baarlamaanka ee halkaas ka dhacday.

    Xogaha hor dhaca ah ee tirinta codadka laga helayo ayaa sheegaya in ay guushu raacday xisbiga is bahaysiga midigta ee NCP loosoo gaabiyo kaas oo helay 20.8% codadkii la dhiibtay.

    Dhinaca kale Musharrixiintii Soomaalida ahaa ee u xusul duubnaa in ay ka mid noqdaan Baarlamaanka waddanka Finland ayaa gebi ahaantoodba ku guul darraystay in ay hantaan booskii ay Soomaalidu hore u haysatay.

    Ka dib markii ay is sharraxeen 5 qof oo Soomaali ah oo uu ku jirey Xildhibaan Suldaan Siciid Axmed oo ahaa Soomaaligii ugu horreeyey ee ka mid noqda Baarlamaanka Finland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.