Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu Maraykanku Aamusay Qaraarka hawlgalka Somaliya?
    Somalia

    Muxuu Maraykanku Aamusay Qaraarka hawlgalka Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 27, 2024Updated:December 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku,waa ka aamusay meelmarinta qaraarkan waliba,isagoo ah Shir Gudoonka.

    Ka aamusidiisa,waxay ku salaysan tahay dhanka Dhaqaalaha oo waxay ahayd hawlgalkan 75% in Deeq bixiyayaashu bixiyaan kharashkiisa,halka 25% ay ahayd in ay qaataan QM iyo Midowga Afrika lamana helin.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/Zpw7AfiB04KXpDxB.mp4

    Dhanka qaraarkan kuma qorna Itoobiya in laga reebay hawlgalkan cusub,waxaana lakala ogaan doonaa ilaa Beri oo ay soo baxayso faahfaahinta.

    Warka sheegaya in Itoobiya laga reebay,waa mid ay Suuqa gashatay Vila Xamar oo Naf Siyaasadeed ka raadinaysa.

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.