Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu salka ku hayaa dagaalka Magaalada Baydhabo ka qarxay?
    Somalia

    Muxuu salka ku hayaa dagaalka Magaalada Baydhabo ka qarxay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 4, 2026Updated:February 4, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baydhabo,waxaa saamayntiisa muujinayay musharaxa Madaxweynaha KG Sh.Aadan Madoobe ( Ansaxwaaye).

    Gancasadaha diriray,wuxuu toos ugu xiran yahay Aadan Madoobe.

    Xasan Shiikh iyo Itoobiyaanka,ayaa kawada hadlay cida badalaysa Laftagareen,waxaana Xasan laga dalbaday in uu soo gudbiyo Raga uu wato.

    Markii hore,wuxuu gudbiyay Madaxaa nafuran,waa diideen Itoobiyaanku.

    Markii Labaad,wuxuu gudbiyay Ninkii Madaxtooyada uu ka cayrshay,isagana Itoobiyaankaa diiday oo ku eedeeyay in uu AS yahay.

    Mar Sadexaad,ayuu gudbiyay Magaca Sh.Aadan Madoobe,waana aqbaleen,sababtaas,ayuuna Aadan u aaday Adis.

    Aadan,wuxuu kula kulmayaa Adis marka laga soo tago Itoobiyaanka Saraakiil ka socota Imaaraadka.

    Laftagareen Itoobiyaanku,waa ka guureen,Xasana awalba ma rabin ee la noolaansho siyaasadeed,ayuu kula dhaqmayay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.