Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay Qaraarka Golaha Amaanku meel mariyay Ee Hawlgalka…?
    Somalia

    Muxuu yahay Qaraarka Golaha Amaanku meel mariyay Ee Hawlgalka…?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 27, 2024Updated:December 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kaliya,waxaa la meel mariyay hawlgalka cusub ee Midowga Afrika,waxaana lasoo afjaray hawlgalkii hore ee Atmis.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/Zpw7AfiB04KXpDxB-1.mp4

    Waxa la ansixiyay kuma jirto Ciidamada qaybta ka noqonaya hawlgalka Wadamada ay ka imaanayaan.

    Xiriir aan la sameeyay Saraakiisha Somalida ee fadhiga qaarkood,waxay iisheegeen in weli la diyaarinayo faahfaahinta qaraarka la meel mariyay.

    Itoobiya,waxay codsatay in ay amaan ahaan uga bixi karin Somaliya oo ay sii joogayaan Ciidamadeedu una baahan tahay in la tixgeliyo,waxaana taageeray Maraykanka.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQOuSpbs7FVfoJtP-BXgKSFiKh7zbrfANpXbMhPYX-Z0LQiXlnNRnU2zyN0c-b3kzOyLnXninJxp-UNnYDtb0Yzm.mp4

     

    Qaraarka la ansixiyay,waa midkii ay diidanaayeen Senetero ka mid ah Kongareeska Maraykanka oo ay ku haysteen musuq ka jira gudaha Midowga Afrika.

    Xasan,waxa uu Itoobiya hordhigay in ay uga badalato wada Shaqaynta oo ay ujarto JL iyo SL iyo ka mid ahaanshaha Ciidamada Midowga Afrika,waase ku Gacansayreen.

    Itoobiya iyo Xasan oo kala taga,waxay fursad weyn utahay Maamulada JL iyo SL.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.