Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Mw Deni iyo Bulshada Beesha Hawiye oo iswaraystay
    Puntland

    Mw Deni iyo Bulshada Beesha Hawiye oo iswaraystay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 22, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muqdisho: 21 February 2026 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa caawa kulan is-xogwareysi ah la qaatay qayb ka mid ah bulshada Gobolka Banaadir.

    U xog waranka Bulshada,waxay qayb weyn ka qaadanaysaa Wadankan in jihada saxda ah loo jiheeyo.

    Si gaar ah Bulshada Mw Xasan matalaad ahaan kasoo jeedo,waa muhiim in loo xog waramo oo la tuso xaalka Dalka halka uu marayo.

    Mw Deni,wuxuu Bulshada la wadaagay dareenkiisa,aragtidiisa,lixjecladiisa xaalka Dalka.

    Isagoo ka yimid Deegaan ujira Muqdisho ku dhawaad 1000-km,ayuu muujiyay aragti iyo dareen fog oo Wadaniyadeed.

    “Madaxda Maanta joogta Kuraasta Villa Somaliya,Anigaa uga Lixjeclo badan Dalka”Ayuu yiri Mw Deni.

    Wuxuu kaloo Bulshada horteeda kaga dalbaday Xasan in uu rabo heshiis,wuxuuna yiri….” In aad nala heshiiso oo Wadanka nala badbaadiso,ayaan rabnaa”.

    Erayadaas ma’ahan kuwo fudud oo waa la micnayn karaa oo waa itus oo itaabsii,waxaana tusaale kaaga filan in uu Xamar uyimid badbaado Qaran,isagoo awooda in uu joogo Deegaankii uu ka yimid oo Nabad iyo Nolol ay ka jirto.

    Sidoo kale Mw Xasan in uusan Wadankan ka lahayn Lixjeclo,waxaa kaaga filan in uu ku gorgortamayo masiirkiisii oo Dalcad kasii hoobanaya iyo in uu Garowe usafriyay colaad iyo kala qaybin Bulsho.

    Labada hogaamiye kala hogaamin wanaagsan oo kala damqasho fiican xaqiiqiyan.

    Hogaamiye,wuxuu Caawa Beesha Hawiye kala hadlayaa badbaadooda,halka Xasan Afartii Sano ee lasoo dhaafay uu ka shaqaynayay kala qaybinta,burburibta,bahdilka haldoorka iyo colaad ka abuurida Deegaamada Beesha Daarood.

    Mw Deni Caawa Beesha Hawiye,waa la hadlay oo waa marag gashtay hadii aan Xasan la qabana,wixii ka dhasha in aan lagu eedi doonin reer PL,ayuu ucadeeyay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Doodaha Laba dhinac Ee DFS iyo GMS ay kala taagan yihiin

    February 21, 2026

    Maxaad kala socotaa noocyada doorasho Ee lakala wato?

    February 21, 2026

    Faallo:-Kulankii Mw Deni Ee Bulshada PL Ee ku dhaqan Banaadir oo lala bogaadiyay

    February 21, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni iyo Bulshada Beesha Hawiye oo iswaraystay

    Doodaha Laba dhinac Ee DFS iyo GMS ay kala taagan yihiin

    Maxaad kala socotaa noocyada doorasho Ee lakala wato?

    Faallo:-Kulankii Mw Deni Ee Bulshada PL Ee ku dhaqan Banaadir oo lala bogaadiyay

    Shirkadaha dhismaha Ee ka hawlgala Laascaanood oo weeraro joogta ah la kulmaya

    Puntland Oo dhismaha Wadooyinkeeda horumar ka samaysay

    Faallo:-Xasan oo baadigoobaya mudo kororsi farsamaysan

    Maxay ahayd sababta uu ubaaqday kulankii Jimcaha Ee GMS iyo DFS?

    DFS iyo GMS Oo Gudi usaaray wada hadalkooda doorashada

    Qaramada Midoobay oo fariin kale oo digniin ah udirtay Mw Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.