Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Nabadoon Qalyar oo u geeryooday dhaawacii loogu geystay Kismaayo
    Somalia

    Nabadoon Qalyar oo u geeryooday dhaawacii loogu geystay Kismaayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Allaha u naxariistee, waxaa xalay Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ku geeryooday Nabadoon Axmed Jaamac Maxamuud Qalyar oo si aad ah looga yaqaanay Degaanada Jubbaland.

    Axmed Jaamac Maxamuud Qalyar ayaa u geeriyooday dhaawac kooxo hubaysan ay ugu geysteen gudaha Magaalada Kismaayo 13-kii Bishii September ee aan kasoo gudubnay, waxaana lagu dabiibayay isbitaalka guud ee Magaalada Kismaayo.

    Nabadoonka ayaa kamid ahaa Dadka aadka u dhaliili jiray Siyaasadda Xukuumadda Jubbaland ee uu Hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Madoobe.

    Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa cambaareyay weerarkii lagu dhaawacay Nabadoon Qalyan, iyagoona sheegay in Laamaha ammaanka Jubbaland ay ku dabajoogaan Kooxaha dhaawacay Nabadoonka, ayna cadaaladda mudan doonaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.