Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»New Zealand: 49 Ruux oo ku geeryootay weerar lagu qaaday Masjid (Daawo)
    New Zealand Mosque Shooting
    Puntland

    New Zealand: 49 Ruux oo ku geeryootay weerar lagu qaaday Masjid (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 15, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    CHRISCHURCH (IDIL NEWS)-Ugu yaraan 49 Qof ayaa ku geeriyootay, 20 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo culus, kaddib markii uu nin Hubeysani weerar ku qaadday Masjid ku yaalla Degmada Christchurch ee Dalka New Zealand.

    Ninkii weerarka geysatay ayaa la aqoonsaday, waxaana la sheegay inuu kamid ahaa cunsuriyiinta neceb soo galootiga.

    Ninkan oo lagu Magacaabo brenton Tarrant, ayaa la sheegay in uu ka yimid dalka Australi, isaga oo xilliga uu Masjidka Alnuur weerarka ka geysanayay uu muqaalo toos Facebook ah iska duubayey.

    Brenton Tarrant oo u dhashay dalka Australia ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook waxa uu ku sheegay sababta uu Masjidka u weeraray in uu ku dayanayo Nin lagu Magacaabi jiray anders breivik, kaas oo 22july Sanadkii 2011 weerar ka geystay dalka Norway.

    Ra’iisul wasaaraha Dalka New Zealand, Jacinda Ardern , ayaa saxaafadda u sheegtay in ay tallaabadani tahay mid Argagixiso oo si weyn loo soo qorsheeyay.

    Geerida Dadka Soomaaliyeed ee halkaasi ku dhintay ayaa iminka maraysa Afar Qof, laamaha gurmadkuna waxa ay la tacaalayaan dhaawacyadii ka dhashay weerarrada lagu qaaday Labada Masjid.

    Daawo.

    https://www.youtube.com/watch?v=s0pwIQ0mdwM

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.