Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»NISA oo soo bandhigtay Fanaan sheegtay inuu yahay Al-Shabaab (VIDEO)
    Somalia

    NISA oo soo bandhigtay Fanaan sheegtay inuu yahay Al-Shabaab (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 22, 2020Updated:January 22, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo bandhigtay muuqaal laga soo duubey Abshir Gaarane Axmed oo sheegtay inuu ka tirsanaa kooxda fanka Gobolka Banaadir.

    Abshir ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa soo baxayay in la xiray ka dib markii lagu tuhmay in uu ka tirsan yahay Al Shabaab.

    Abshir ayaa Muuqaalka ku sheegay in uu ka tirsanaa Al Shabaab uuna ku biiray Sanadkii 2013-kii, isagoona intaas ku daray inuu u qaabilsanaa Al-shabaab xuuraanka iyo Maaliyadda.


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.