Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowladda Puntland ayaa maanta magaaladda Garowe ku daah-furtay ololaha sannadlaha ee 16-ka maalmood ee la dagaallanka xadgudubka ku salaysan jinsiga.