Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo Raas Gardafuu ku wareejinaysa Dowlada Imaaraadka
    Somalia

    Puntland oo Raas Gardafuu ku wareejinaysa Dowlada Imaaraadka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 6, 2023Updated:April 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni Caawa,ayuu saxiixayaa Heshiis cusub oo Puntland iyo Imaaraadku ay iskaga kaashanayaan amniga iyo horumarinta.

    Heshiiskaas,waxaa lagu Aas-aasayaa Saldhig Ciidamo PL ah iyo kuwo Imaaraad ah ay kawada hawlgalayaan oo laga dhisayo Raas-caseyr Gardafuu oo ah figta ugu daraysa Qariirada Somaliya.

    Fariisinkaas,waxay lagu kayntaroolayaa Maraakiibta tira beelka ah ee isticmaala Biyo mareenkaas.

    Puntland,waxaay ku heli doontaa heshiiskan Il dhaqaale oo cusub.

    Halka Imaaraadku uu heshiiskan ku helayo saamaynta marin Biyoodkaas muhiimk ah iyo qayb ka mid ah dhaqaalaha xooga badan ee soo xaroon doona.

    Maraykanka,ayaa hor istaagay heshiiskan markii hore,sababtoo ah,waxuu ahaa Saldhig Milleteri oo buuxa,haatanse,waxaa loo badalay wax wada qabsi.

    PL goobta wada xaajoodka,waxaa ufadhiyay M.Deni,Walaalkiis iyo Seedigiis,ma joogin Wasiir,Lataliye iyo Agaasime toona.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.