Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo baaq u dirtay Gaadiidleyda (Daawo)
    Puntland

    Puntland oo baaq u dirtay Gaadiidleyda (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    QARDHO (IDIL NEWS)-Waxaa Degaanada Dowladda Puntland si weyn uga socota Qaadista Canshuuraha Gaadiidka, Iyadoona si weyn looga dareemayo Olalahan oo ah mid ka socda dhamaanada Gobalada Dalka.

    Ciidamada Ilaalada Waddooyinka iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ee Sagaalka Gobal, ayaa Heegan la geliyay, waxaana lagu arkayaa waddooyinka Ciidanka oo baaris ku sameynaya Gaadiidka, sidoo kalena hubinaya inay canshuuran yihiin.

    Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa ugu baaqay Gaadiidleyda inay bixiyaan Canshuuraha Waajibka ku ah, si Dowladdu ay ugu guuleysato Sugida ammaanka iyo hirgelinta adeegyada Bulshada.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/1211848558979203/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.