Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug
    Puntland

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    360-Askari oo Boolis ah kuna qalabaysan Gaadiidkoodii,ayaa Mudug soo galay.

    Booliskan,waa kuwii tababarka cusub kusoo qaatay Dugsiga tababarka ee Xorgoble Qardho.

    Booliska cusub,waxay dagayaan Xarun loo diyaariyay oo qalabaysan,iyagoo berri bilaabaya la wareegida Saldhigyada Magaalada iyo guud ahaan Gobolka.

    Sidoo kale,waxaa isla maalmahan la qaadayaa Booliska Gobolka horay ujoogay oo gaaraya 360-Askari,waxaana lagu xaraynayaa tababar cusub.

    Kuwa Mudug laga qaadayo markay soo dhamaystaan tababarka,waxaa lasoo xarayn doonaa kuwa Gobolka Bari.

    Dhanka kale Carmo,waxaa ku xaraysan 500-Askari oo Boolis cusub ah,kuwaasoo Laba bilood kadib soo dhamaysanaya tababarka,waxayna noqonayaan Ciidankaas qaybta sida Milleteriga utababaran ee Booliska.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.