Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo dalab xasaasi ah u dirtay DF Soomaaliya (Daawo)
    Puntland

    Puntland oo dalab xasaasi ah u dirtay DF Soomaaliya (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)- Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dinta Dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud, oo Shir Jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka dalbaday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya inay kusoo wareejiso Puntland qoondadii ay ku lahaayeen tirada Xujeyda ee sanadkan soo gudaneysa Waajibaadka Xajka.

    Wasiir Cawil Sheekh Xaamud ayaa sheegay in 11,500 oo qof ay sanadkan Soomaaliya ka xajinayaan, iyadoo geed fadhi ay dowladda uga yihiin soo gudbinta Saamiga ay Dowladda Puntland ku leedahay dadkaasi.

    Dhanka kale, Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta ee Puntland ayaa sheegay inay wadaan diyaar garowgii u dambeeyay oo ku aadan Xajka sanadkan, isagoo xusay inay ku aadeyso bisha Sideedaad ee sanadkan 2019.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/2282990785322976/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.