Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo digniin adag u dirtay Ganacsatada Caanaha Geella (Daawo)
    Puntland

    Puntland oo digniin adag u dirtay Ganacsatada Caanaha Geella (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Dowladda Puntland ayaa digniin adag u dirtay Dadka ka ganacsada Dhuxusha iyo Ganacsatada Barqo-maalka ah ee Geelle ku dhaqda Hareeraha Magaalooyinka, kuwaas oo ay sheegtay inay hormuud u yihiin Xaalufka Degaanka.

    Wasiirka Wasaarada Deegaanka Beeraha iyo isbadalka cimilada Dowladda Puntland Ismaaciil Diiriye Gamadiid, ayaa sheegay in Wasaaradda Degaanka Dowladda Puntland ay la socoto xaaladaha adag ee uu wajahayo Degaanku, kuwaas oo ay ugu horeyso Is-bedelka Cimiladu.

    Wasiirka oo Warbaahinta kula hadlayay Caasimadda Puntland ee Garoowe, ayaa sheegay in Wasaaradu ay tilaabo ka qaadi doonto Dadka xaalufka ku haya Degaanka oo ay ugu horeeyaan Ganacsatada Dhuxusha iyo Ganacsatada Caano-teelka ah ee Geelle kusoo xareystay Hareerayaasha Magaalooyinka.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/357811381487161/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.