Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo dil ku xukuntay ku dhawaad 20-Qof oo Shabaab ah
    Somalia

    Puntland oo dil ku xukuntay ku dhawaad 20-Qof oo Shabaab ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 8, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Dawladda Puntalnd,ayaa maanta xukun dil ah ku ridey 14-Nin oo ka tirsana argaagxisada Al shabaab oo kala ah….

    1-Abuukar Cabdi Cisaaman (Goobe) ina khadiijo Barre macalin 52jir ah ku dhashay Muqdisho dil toogasho.

    2-Salaad Cabdulahi Cabdi ina Xamiido Cumar 28jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

    3-Xasan Muuse Axmed (Niini) ina Aasiyo Shiikh Axmed 24jir ah ku dhashay Galkacyo dil toogasho.

    4-Cabdikhaaliq Warsame Barre (Madaxey) Ina Sureer Cabdi 26-jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

    5- Farxaan Faysal Salaaad Xirsi Ina Ubax Axmed Weheliye 19-jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

    6-Cabdulaahi Faysal Xuseyn ina Xaali Maxamed Xaashi 19-jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

    7-Barkhad Cawil Xirsi Nuur Ina Sacdiyo Salaad 19jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

    8-Cade Cabdulaahi Maxamed Cilmi Ina Sacdiyo Maxamed 22-jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

    9-Cabdiqani Saleebaan Jaamac Faarax (Sayloor) ina Abshiro Yusuf Xirsi 23 jir ah ku dhashay Garowe dil toogasho.

    10-Xasan Jaamac Maxamed Cali (Xasan) ina Ruqiyo Maxamed Xaashi 25 jir ah ku dhashay Muqdisho toogasho.

    11- Maxamed Cali Axamed Muuse Ina waris Nuur Xuseyn 24-jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

    12-Liibaan Aadan Muuse Cade ina Nimco Xasan Mahdi 20jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

    13- Cabdiqani Farxaan Cabdulaahi Ina Khadro Maxamed 18jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

    14-Cabdiraxmaan Cawil Axmed ina Samsam Saleebaan 18 jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

    Halka Cabdixakiin Jaamac Xasan Dheere ina marayn Axmed 52-jir ah ku dhashay Gaalkacyo maxkmadu ku xukuntay 20-sanno oo xarig ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.