Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday in la fasaxay shaqaalaha Dowladda labada maalmood ee soo socota, munaasabadda ciidul-adxaa awgeed.