Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Guddiga amniga Gobalka Bari ayaa soo saaray awaamiir ku aadan sugida amniga Gobalka Bari, iyagoona joojiyay in Magaalada Boosaaso iyo Degaanada kale ee Gobalka lagu qabto Shir aysan ogeyn Guddigu.