Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo ka hadashay Doon u rarneyd Ganacsato oo ku degtay Xeebaha Dalka Cuman+VIDEO
    Puntland

    Puntland oo ka hadashay Doon u rarneyd Ganacsato oo ku degtay Xeebaha Dalka Cuman+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa ka hadlay dooni dhowaan ku degtay dalka Caman una rarnayd ganacsato reer puntland ah.

    Xasan Shire Cabdi Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in Dawladda Puntland murugada la qaybsanayso ganacsatadii dhowaan hantidooda ku waayay doonidii degtay.

    “Waxaan murugada la qaybsanaynaa ganacsatadii reer Puntland ee hantidooda ku waayay doonidii ku degtay dalka Cuman waxaan leenahay ilaahay ha idin siiyo badal khayr qaba ayuu yiri Wasiirku”

    Doonidan degtay ayaa lagu magacabay “CABDI KARIIN” waxana lumay dhamaan hantidii saarnayd waxana ay ka soo caariday xeebaha dalkaasi Cuman.

    https://www.facebook.com/mof.puntland/videos/852698111791468/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.