Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo ku dhawaaqday Dagaal ka dhan ah Kooxda Takfiir (Daawo)
    Puntland

    Puntland oo ku dhawaaqday Dagaal ka dhan ah Kooxda Takfiir (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 12, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)- Dowladda Puntland ayaa Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland kaga dhawaaqay howlgal weyn oo lagula dagaallamaayo Ururka Takfiir oo sanadihii ugu dambeeyay isku fidinayay Degaanada Puntland.

    Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Dowladda Puntland Cawil Sheikh Xaamud Maxamed, ayaa sheegay in gudaha Puntland ay ku sii faafayaan kooxo aaminsan fikirka Al-takfiir (gaalaysiin), isagoo ku dhawaaqay in Puntland la’dagaallamayso kooxahaasi.

    Wasiirka  ayaa sheegay in kooxaha Takfiirku ay Puntland ka wadaan, caqiido maroorsan oo lagu fasahaadinayo umadda, waxaana uu ku tilmaamay in ay yihiin firqad xun oo khatar ku ah caqiiqada iyo qiyamka bulshada, haddii aan lala dagaallamin sida uu hadalka u dhigay.

    “Takfiirku waa arrin haatan Puntland ku faafaysa runtii, waxaan damacsannahay in aan arrintaas takfiirka laga hortago, waxaan ka hor istaagaynaa in ay masaajiddo ama xarumo yeeshaan, waxaan la dagaallamaynaa in aan joojinno fasahaadkooda. Takfiirku waa firqad xun waana fasahaad” ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.