Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasaaradaha Caafimaadka iyo Cadaaladda Puntland ayaa qoraal ay soo saareen ku mamnuucay in salaada Ciidul Fidriga lagu tukado fagaarayaasha waa weyn, sida Garoomada ciyaaraha, sababo la xariira ka hortaga faafitaanka cudurka COVID-19.