Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo qaabishay Dad Soomaali iyo Yemeniyiin kasoo cararay Colaada Dalka Yemen (Sawirro)
    Somalia

    Puntland oo qaabishay Dad Soomaali iyo Yemeniyiin kasoo cararay Colaada Dalka Yemen (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 8, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa maanta Magaalada Boosaaso kusoo dhaweysay Dad Soomaaliyeed oo kasoo cararay Colaada Dalka Yemen iyo Qaxooti u dhashay Yemen.

    Dadkan Soomaalida iyo Yemeniyiinta isugu jiray ayaa tiradoodu gaareysay 100, kuwaas oo ka koobnaa Rag, Haween, Waayeel iyo Carruur, waxaana Dadkan siday Doon kasoo qaaday Magaalada Mukalaha ee Dalka Yemen.

    Dadkan ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Dekedda Magaalada Boosaaso Kooxda Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland u qaabilsan soo dhaweeynta iyo dejinta Dadka Soomaaliyeed iyo Walaalaha Yemen ee kasoo qaxaya Colaada Dalkaas.

    Dalka Yemen ayaa waxaa weli ka socda Colaad daba-dheeratay, taas oo u dhexeysa Dowladda Caalamku aqoonsan yahay iyo Xuutiyiinta oo taageero ka kala helaya xulufada Sacuudiga iyo Iran, kuwaas oo ku loolamaya Awooda Bariga Dhexe

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.