Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo si kulul uga hadashay dagaalkii shalay ka dhacay Gambadhe (Daawo)
    Puntland

    Puntland oo si kulul uga hadashay dagaalkii shalay ka dhacay Gambadhe (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Dowladda Puntland ayaa si kulul uga hadashay Dagaal shalay ka dhacad Degaanka Gambadhe ee Gobalka Sool, Iyadoona beenisay Eedeeyn ay u jeedisay Somaliland.

    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland Cali Xasan Axmed Sarabeey, ayaa sheegay in aysan Puntland waxba kala socon dagaalkii shalay ka dhacay degaanka Gambadhe ee u dhexeeyay Ciidamada Somaliland iyo Jabhadda xoreynta Gobalka Sool oo ay lee yihiin Dadka degaanka.

    Wasiir Sabareey ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeeyn ay u jeedisay Somaliland, oo aheyd in Dowladda Puntland ay soo abaabushay Weerarkan.

    Dagaalkii shalay ka dhacay degaanka Gambadhe ee Gobalka Sool, ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo gaaray Ciidamada Somaliland, Iyadoona sidoo kale looga qabsaday Gaadiid dagaal.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/ilays.page/videos/1723627907783823/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.