Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo soo Bandhigtay Shilalkii ka dhacay Degaanadeeda 2018-kii (Daawo)
    Puntland

    Puntland oo soo Bandhigtay Shilalkii ka dhacay Degaanadeeda 2018-kii (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Taliska Ciidanka Ilaalinta Nabedgelyada Wadooyinka Ee Dowladda Puntland, ayaa soo bandhigay shilalkii ka dhacay deganaada Puntland Sanadkii Tegay Ee 2018, kuwaas tiradoodu kor u dhaafayso 3000 oo Shil.

    Axmed Cabdi Cali (Qalyare), Taliyaha Ciidamada Ilaalinta Waddooyinka Dowladda Puntland, ayaa Sheegay in Sanadkii tagay ee 2018 ay Degaanada Puntland ka dhaceen Shilal gaaraya 3,099 Shil, Isagoona tilmaamay inay ku dhinteen Shilalkaas Dad gaaraya 233 Qof, halka dhaawac culus ay kasoo gaareen 432 Qof.

    Waxaa uu Sheegay Taliye Qalyare in Shilalkaas ay ku Burbureen 272 Buubuur, halka ay ku baabe’een 1,207 Neef.

    Axmed Cabdi Cali (Qalyare), Taliyaha Ciidamada Ilaalinta Waddooyinka Dowladda Puntland, ayaa Sheegay In Shilalka Puntland ka dhaca ay sabab u yihiin Wadada oo Burbursan iyo in ay baabe’een Calaamadihii kala hagayay Wadayaasha.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/237870613821110/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.