“Dowlada Puntland,waxay uheshay dhaqaale dhismaha Wadada Galkacyo- Goldogob sida uu noo xaqiijiyay sarkaal muhiim ah oo ka mid ah Madaxtooyada PL”.
Dhawaan in uu bilaabanayo qiimaynta mashruuca dhismaha Wadadan oo ay maalgelinayso QM,ayuu noo xaqiijiyay sarkaalkaas.
Wadadan,ayaa muhiim u ah Dekeda Garacad oo caqabad ay ku tahay Wado xumida taagan.
