Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland “Uma dul-qaadan doono Kalluumeysiga Sharci-darada ah” (Daawo)
    Puntland

    Puntland “Uma dul-qaadan doono Kalluumeysiga Sharci-darada ah” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Dowladda Puntland ayaa digniin adag u dirtay Maraakiibta iyo Doomaha Shisheeye ee sida sharci darada ah uga kalluumeysta Xeebaha Degaanada Dowladda Puntland, Iyadoona sheegtay inay tilaabo adag ka qaadi doonto.

    Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Puntland C/khaaliq Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in dhowaanahan ay soo gaarayeen Cabashooyin kasoo gaarayay Kalluumeysatada Reer Puntland ee kunool Degaanada Xeebaha ah.

    Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga Dowladda Puntland, ayaa sheegay in Puntland ay lee dahay Sharciyo lagu ilaaliyo kalluumeysiga, isagoona sheegay in cid walba oo jabisay Sharuucdaas ama kusoo xad gudubta Biyaha Puntland ay mudan doonto Tilaabo adag.

    Waxaa uu sheegay in Dowladda Puntland ay lee dahay Ciidamo Awwood badan ka howlgala Badda, kuwaas oo ku filan ilaalinta Biyaha Puntland iyo inay gacanta kusoo dhigaan kuwa ku howlan kalluumeysiga sharci darada ah.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.