Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qaar ka mid ah macallimiinta Waqooyi Bari Kenya oo cabsida al-Shabaab darteed uga baxay gobolka
    Somalia

    Qaar ka mid ah macallimiinta Waqooyi Bari Kenya oo cabsida al-Shabaab darteed uga baxay gobolka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    NAIROBI — 

    Qalalaase dhanka waxbarashada ah ayaa mar kale kusoo wajahan dalka gobolka Waqooyi Bari Kenya iyadoo boqolaal macalimiin ah oo aan u dhalan degaanka ay dalbanayaan in laga soo wareejiyo gobolka ka dib weerarro dhowr ah oo ay geysteen Al-Shabaab.

    Iskuullada ayaa dib loo furay bishii Agoosto 28-keedii, laakiin ardayda intooda badan wali ma aysan bilaabin xiisadaha.

    IDILNEWS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    March 14, 2026

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    March 14, 2026

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    March 14, 2026
    Latest Posts

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    UAE air defences engage 7 ballistic missiles, 27 UAVs

    Shipping through the Strait of Hormuz has collapsed amid the Middle East war.

    Xog:-Tirada Dadka ku dhintay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil

    Xog:-Khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaalka Iran?

    Stammer iyo Trump oo kawada hadlay dagaalka Iran

    Gujis Maraykanku leeyahay oo burburiyay Markab Ciidamada Badda Iran leeyihiin

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.