Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qaramada Midoobey oo ku dhawaaqday in aysan Qasa gargaar gaarsiin karin
    A view shows houses of Palestinians in Khan Younis refugee camp in the southern Gaza Strip January 3, 2018. REUTERS/Ibraheem Abu Mustafa
    Somalia

    Qaramada Midoobey oo ku dhawaaqday in aysan Qasa gargaar gaarsiin karin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qaramada Midoobay,ayaa xaqiijisay in aysan maanta gargaar geynin Qasa sababo la xiriira shaqaalaheeda iyo khadadka taleefannada iyo internetka oo maqan maalintii Labaad.

    Juliette Touma oo ka socota UNRWA oo ah hay’adda gargaarka Qaramada Midoobay ee caawisa Falastiiniyiinta,ayaa sheegtay in ay si dhaqso ah ugar gaari karaan Falastiniyiinta hadii isgaarsiinta iyo Shidaalka la fasaxo.

    Toddobaadkii tagey Booyad,ayaa Shidaal geysay Qasa tan iyo markii uu billowday dagaalka u dhexeeya Xamaas iyo Israa’iil bishii Oktoobar, balse mar hore,ayuu dhammaaday Shidaalkaas.

    Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay,ayaa sheegtay in sahayda Cuntada iyo Biyaha ay dhamaadeen,isla markaana Dadka reer Qasa ay kusii siqayaan Macaluul.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.