Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Qardho: Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha (Daawo)
    Puntland

    Qardho: Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 1, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    QARDHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaraha,Xerada Ciidamada Darawiishta Xorgoble,Cisbatalka Degmada iyo Xarunta Cashuuraha Barriga,

    Kormeerkan Wasiirka waxaa ku weheliyay Wasiir ku Xigeenka dakhliga,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasime ku xigeenka guud ee dakhliga, Agaasimaha waxaada Furdooyinka iyo madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee Golbolka karkaar.

    Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa xogo kaladuwan ka dhagaystay Agaasimaha Cisbatalka qardho waxana ay booq deen Goobaha bukaanka.

    dhinaca kale Waftiga ayaa booqday Xerada Ciidamada Daraawiishta Xorgoble iyo Garoonka Diyaaraha En Abshir Muuse.

    kormeerkan markii uu soo idlaaday ayaa Wasiirku Xigeenka Dakhliga iyo madaxda kale waxa ay kulan laqateen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee Golbolka karkaar.

    kalan kan ayaa ahaa isbarasho iyo mid looga hadlaayay sidii kor loogu qaadi lahaa dakhliga gaar haan Cashuuraha Berriga iyo caqabadaha jira sidii xal loogu heli lahaa.

    Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee Golbolka karkaar uga mahad celiyay duruufaha adag ee ay ku shaqaynayaan.

    Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa kuguda jira booqashadii Gobolada ee barashada shaqaalaha iyo kobcinta takhliga.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/mof.puntland/videos/2281010745559280/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.