Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qoor-qoor oo sii daayay Wasiiradiisa cusub
    Somalia

    Qoor-qoor oo sii daayay Wasiiradiisa cusub

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 24, 2020Updated:April 24, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor waxuu sii daayay liiska golaha cusub ee Wasiirada Galmudug oo ka kooban 23-xubnood, oo ay ku jiraan siyaasiyiin caan ah.

    Liiskan waxaa ka soo muuqday Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaana loo magacaabay wasiirka amniga Galmudug.

    Sidoo kale Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo isna ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka ayaa loo magacaabay wasiirka dekadaha iyo kalluumeysiga Galmudug.

    Axmed Shire Falagle oo ka mid ahaa musharaxiintii xilka madaxweynaha kula tartantay Qoor-Qoor,ayaa loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Galmudug.

    Wasaarada muhiimka ee Maaliyadda waxaa loo magacaabay Farxaan Cali Gaban oo horay Wasiirka Warfaafinta uga soo noqday Dowladdii KMG aheyd ee Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

    Beesha Mareexaan,ayaa durba dhaliishay xubnaha laga siiyay Wasiirada cusub.

    Kubad siyaasadeed la yaab leh ayay umuuqataa sida loo magacaabay Wasiiradan.

    Halkan ka akhriso…

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.