Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Maxkamada darajada 1-aad ee Degmada Caluula ayaa maantay soo gaba gabaysay Kiis Kufsi Wadareed ah oo ay maxkamadu dhagaystay 24, Bishan July, kaas oo lagula kacay Dhibane ZamZam Saalax Muuse. https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/872336373409986