Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ingariiska Boris Johnson ayaa Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dalka Mareykanka Joe Biden iyo Ku-xigeenkiisa Kamala Harris, kuwaas oo ku guuleystay Doorashada.