Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisul Wasaarihii dalka Qatar oo Is-casilay iyo mid cusub oo la magacaabey
    Somalia

    Ra’iisul Wasaarihii dalka Qatar oo Is-casilay iyo mid cusub oo la magacaabey

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul Wasaarihii dalka Qatar Sheikh Cabdullaahi bin Nasser bin Khalifa Al Thani ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas  iska Casilay, isagoona Warqadiisa Is-Casilaada u gudbiyay Amiirka Qatar.

    Wakaalada Wararka dalkaas ayaa shaacisay inuu xilka iska Casilay Ra’iisul Wasaare Sheikh Cabdullaahi bin Nasser, isagoona xilkaas hayay muddo todobo sano ah laga soo bilaabo sanadkii 2013.

    Amiirka dalka Qatar Shiekh Tamiim Bin hamad Al Thani ayaa ka aqbalay is casilaada Ra’iisul Wasaaraha, wuxuuna durbo soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Cusub.

    Sheikh Khalid bin Khalifa bin Cabdicasiis AlThani ayaa loo Magacaabay inuu nodo Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Qatar, kaasi oo xiligaan ka shaqeynayay Madaxtooyadda Amiirka, isagoona Xoghaye  u ahaa Amiir Shiekh Tamiim AlThani.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.