Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo ku guuleystay Abaal-marinta Nobel Peace Prize
    Somalia

    Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo ku guuleystay Abaal-marinta Nobel Peace Prize

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 11, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku guullaystay Biladda Caalamiga ah Nobel Peace Prize, taas oo uu ku muteystay Xasiloonada iyo Nabadda uu ka dhex abuuray Dalalka Itoobiya iyo Eritrea.

    Mr. Abiy Ahmed oo wax ka yar labo sanno hoggaaminaya Dalka Itoobiya, ayaa sidoo kale abuuray Isbaheysi Saddex geesood ah oo uu u sameeyay dalalka Ethiopia, Eritrea iyo Somalia, taas oo sida uu sheegay ku dhisan xoojin xiriirka iyo wada-noolanshaha Shacuubta Saddexda Dal.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.