Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ra’iisulwasaare Kheyre oo kulan casho ah u sameeyay Axmed Madoobe (Daawo)
    Puntland

    Ra’iisulwasaare Kheyre oo kulan casho ah u sameeyay Axmed Madoobe (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland  Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo oo todobaadkan howlo shaqo u joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa xalay ka qayb galay casho sharaf uu Ra’isul wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre u sameeyey Wafdiga Madaxweynaha Jubbaland.

    Cashada waxaa wehliyey kormeer ay Madaxdu kusoo indha indheeyeen qaybaha kala duwan ee Xafiska Ra;iisul wasaaraha oo dib u dayactir lagu sameeyey.

    Wasiiru-dowladaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Jaamac Gaani ayaa sharaxay casho sharafta loo sameeyey Wafdiga Madaxweynaha Jubbaland iyo kormeerka, waxaana uu sheegay in ay ka  qeyb ka tahay booqashadda uu Muqdisho ku jooggo Madaxweynaha Jubbaland.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/MadaxweynahaJubbaland/videos/372876143329794/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.