Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland
    Puntland

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 23, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Roobkii Guga,wuxuu ku curtay bilow wanaagsan,waana wax lagu farxo.

    Somalidu si weyn ayay ugu baahi qabtay Roobkan oo wuxuu da’ayaa xilli Abaar adag ay jirto.

    Waxaa kaloo baahida sii xoojinaya,waxaan jirin qorshe looga gaashaanto abaaraha oo ay sameeyeen maamulada Somalida oo idil.

    Hal xilli hadii la waayo ama uu ka yaraado intii la filayay Roobku Somalida qiimo adag,ayuu ugu kacaa.

    Dhaqaalaha iyo Nolosha Dadka Somaliyed,waxay ku xiran tahay 90% Xoolo dhaqashada oo Roobku muhiim uyahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.