Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?
    Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 23, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Todobaadkii Sadexaad,ayaa soo idlaaday,waxaana la galay kii Afraad hawlgalka burburinta saldanada Wadaada xagjiriinta ah ee afduubka u haysta shacabka ilbaxda ah ee Iran.

    Weli way mintidayaan Wadaadadu,waase la diciifiyay…

    1. Waxaa la burburiyay 80% Warshadihii usoo saari jiray ama farsamayn jiray Gantaallada.
    2. Waxaa la burburiyay kaydadkoodii Hubka.
    3. Waxaa la burburiyay Talisyadoodii hogaaminta.
    4. Waxaa la laayay Saraakiishoodii muhiimka ahaa ee Ciidamada.
    5. Waxaa la khaarajiyay Madaxdii sarsare oo ugu danbeeyay Ninkii awooda badnaa Laarajaani.
    6. Waxaa aakhiro loo diray Madaxdoodii ay udiyaariyeen in ay badalaan kuwa la khaarajiyay.
    7. Waxaa la burburiyay Maraakiibtoodii Ciidamada Bada nooc walba oo ay ahaayeen 90%.
    8. Waxaa la laayay Saynisyahano badan oo muhiim u ahaa samaynta Hubka khatarta ah.
    9. Waxaa la diyaarinayaa Ciidan Dhulka ku daga oo sameeya Aag nabad ah oo laga ilaaliyo Marinka Hormus.

    Sadex Todobaad kadib hawlgalku sidii loo qorsheeyay,ayuu usocdaa 70%.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.