Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Safaarada Maraykanka Ee Somaliya oo taageertay hawlgalka sifaynta argagixisada PL
    Puntland

    Safaarada Maraykanka Ee Somaliya oo taageertay hawlgalka sifaynta argagixisada PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaalka ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland kula jiraan argagixisada caalamiga ah ee Daacish, iyo weerarkii talaadadii todobaadkii ay kusoo qaadeen maleeshiyaadka argagixisada furimaha hore ee Togga Jeceel, kaas oo si ba’an loogu jebiyay Daacish, loogana dilay 89 xubnood.

    “Waxaan cambaareyneynaa weerarkii argagixiso ee ISIS ee ka dhanka ah Ciidamada Difaaca Puntland ee dhacay 11ka Febraayo. Waxaan tacsi u diraynaa qoysaska geesiyaasha ciidamada amniga Puntland ee askarta ku waayey naftooda weerarka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.