Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Safiirka Maraykanka Oo la kulmay Sh.Shariif
    Somalia

    Safiirka Maraykanka Oo la kulmay Sh.Shariif

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirka Maraykanka ee Somaliya Danjire Yamamoto,ayaa qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay ku sheegay in uu la kulmay Madaxweynihii hore Somaliya Sh.Shariif hadana Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Muqdisho.

    Danjiraha,ayaa sheegay in ay kawada xaajoodeen arimaha doorashooyinka 2021,ayna isla fahmeen ka qayb qaadashada guud ahaan Somalida sidii lagu gaari lahaa doorasho xor ah oo xalaal ah.

    Majiro war dheeriya oo kaga helay kulankaas,marka kaga soo tago hadalka Safiirka.

    “Today @HESharifShAhmed & FNP met Amb Yamamoto. All agreed opposition & gov’t, including FMS, must work together for the good of #Somalia. @US2SOMALIA encourages continued engagement & cooperation between all stakeholders to create conditions for timely, free, & fair elections”

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.