Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sanaag: Roobab mahiigaan ah oo burburiyay Isgaarsiintii Hadaaftimo
    Somalia

    Sanaag: Roobab mahiigaan ah oo burburiyay Isgaarsiintii Hadaaftimo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 30, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya Magaalada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in roobab ma higaan ahi ka da’ayeen illaa shalay galinki danbe, ay sababeen inay hawada ka baxdo Isgaarsiintii degaanadaas, kaddib markii ay dhacday birtii anteenada shirkadda Golis.

    Dadka ku nool degaanada ku dhow dhow Degmadaas ayaa kusoo waramaya in xaaladu ay tahay mid murugsan, maadama aan la heyn xiriirkii dadkii ku noolaa Hadaaftimo.

    Wararka ayaa intaas ku daraya in magaalada Badhan ee Caasimada Gobolka Sanaag ay ka amba-baxeen guddi isugu jira heer maamul iyo heer degmo ,Dhalinyaro iyo qaar ka mid ah Culimada magaalada badhan si looga war doono xaalada dhabta ah ee ka jirta Magaalada Hadaaftimo.

    Wixi ka so kordha wan idinla so wadaagi doona.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.