Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sarkaal kamid ah CIA-da Mareykanka oo la dilay
    Somalia

    Sarkaal kamid ah CIA-da Mareykanka oo la dilay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sarkaal ka tirsan CIA-da Mareykanka oo ahaa rug cadaa ayaa lagu dilay Soomaaliya, sida ay xaqiijiyeen saraakiil Mareykan ah oo diiday magacooda in la shaaciyo.

    Sida uu qoray Wargeyska New York Times, Sarkaalkan ayaa ka mid ahaa Xarunta CIA-da qeybta taakulada Ciidamada, waxaana lagu dilay dagaal ka dhacay gudaha Soomaaliya.

    Lama sheegin goobta iyo waqtiga la dilay, hase ahaatee waxaa loo badinayaa inuu u geeriyooday dhaawac ka soo weeraray dagaal.

    Arrintan ayaa mar kale dib u soo nooleyneysa doodo ku saabsan howlgalada Argagixisada ee Mareykanka ka wado Afrika.

    Donald Trump ayaa dhowaan amray in dalal ay ka mid tahay Soomaaliya laga soo saaro Ciidamada Mareykanka ee jooga.

    Mareykanka ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga in ka badan 700 oo askari, kuwaasoo tababaro siiya ciidanka dowladda Soomaaliya, kuwa AMISOM, sidoo kalena ka qeyb qaata dagaalada ka dhanka ah Al-Shabaab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.