Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Markab-ka Tritex Glory ayaa Safarkiisii ugu horeeyey Xamuul Kunteenaro ah keenay Dekada Garacad. Maamulka Shirkada Wadaagsan ayaa sheegay in Markab-ka Tritex Glory Uu bilkasta 2 ama 3 jeer Imaan doono dekada Garacad. default default default default default default