Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawiro:-Ciidamada difaaca Puntland oo dilay 20 kamid ah alshabaab saldhigyana ka gubay
    Somalia

    Sawiro:-Ciidamada difaaca Puntland oo dilay 20 kamid ah alshabaab saldhigyana ka gubay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 9, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Xaaladda deegaamadii ay ku dagaalameen ciidanka difaaca Puntland iyo Alshabaab ee buuraleyda Galgala ayaa saaka degan kadib markii, sida ay sheegeen saraakiisha ciidan dowladda Puntland.
     
    War qoraal ah oo kasoo baxay Ciidamada Difaaca Puntland ee PSF ayaa lagu sheegay in ay ciidamadu burburiyeen saldhigyo muhiim ah ay lahaayeen alshabaab,
     
    “Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo afartii maalmood ee la soo dhaafay ka waday Buuraha Cal madow hawlgalo sifayn ah oo ka dhan ah ururka argagixisada Al Shabaab ee ku dhuumalaysta Buuraha Cal Madow, Puntland, ayaa gaaray guulo muhiim ah, kadib markii ay burburiyeen talisyo ururka Al Shabaab ku lahaayeen aaggaga Madarshoon,Diindigle,Biyo Madow iyo Mariidle ee Buuraha Cal Madow” ayaa lagu yiri qoraalka ay ciidamada PSFta.
     
    Ciidamada difaaca Puntland ayaa gaaray guulo muhiim ah waxayna ku dileen weeraradan ugu danbeeyay ee ay ku qadaeen kooxaha argagixisada ah 18 kamid ah maleeshiyada alshabaab oo ay ku jiraan saraakiil,sidoo kale waxay ku gubeen agab iskugu jira Rasaas,dawooyin ,Raashin iyo Hub.
     
    Tan iyo intii maleeshiyada kooxaha argagixisada ah ee alshabaab ay gaadmada ku dileen tiro ka mid ah ciidamada difaaca Puntland waxay ciidamadu wadeen hawlgalo xoog leh oo lagu sifaynayo argagixisada.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.