Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawiro:-Jaamacadaha Puntland oo dhistay Urur ay ku midaysan yihiin
    Somalia

    Sawiro:-Jaamacadaha Puntland oo dhistay Urur ay ku midaysan yihiin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 16, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Waxaa maanta magaalada Garoowe lagu soo gaba-gabeyey shirkii usocda Jaamacadaha Puntland kaas oo looga hadlayey sidii loo sameyn lahaa urur ay ku mideysan yihiin jaamacaddaha Puntland.
     
    Shirkan ayaa waxaa lagaga dhawaaqay urur ay ku mideysan yihiin jaamacadaha Puntland (Association Puntland University).
     
    War-murtiyeed ay si wada Jir usoo saareen dhamaan xarumaha waxbarashada Sare ee uu ururkan ka kooban yahay ayaa lagu sheegay inay laysku raacaya ururkan cusub.
     
    Shirka ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxda Wasaaradda Waxbarashada Puntland
     
    Waxaana shirka marti galisay jaamacadda East Africa University, Garowe Campus waxaana dhankale qabab qaabada guud lahaa jaamacaada #PSU iyo jaamacadda #VU.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.